KU SOO DHAWAADA MAKTABADDA!

Rugta kutubtu waxa ay u furantahay dadka oo dhan

Rugta kutubta waxaa yaala kutub ama buugaagta caruurta iyo kuwa dadka waawayn oo ku qoran luuqado kala duwan, joornaalo kala duwan, koorasyo luuqadaha ah,warbixinta bulshada, muusig, filim, kombiyuutaro iwm. Rugta kutubta lacag la’aan ayaa buugta looga amaahan karaa.
 
Si aad buugta u amaahato waxaad u baahan tahay kaarka amaahda. Kaarkuna waa lacag la’aan
Hadii aad wax amaahato waxaad haysan kartaa 4 wiig inta badan, balse waa laga yaabaa in uu waqtigu intaa ka yaryahay ee ka hubi rasiidka.
 
Adigaa ka masuul ah buugta aad amaahatay. Hadii ay buugtu kaa dhumaan ama dhaawac gaaro ama aad la soo daahdo waxaad bixinaysaa lacag magdhabid ah.
Hadii aad ka waydo waxa aad doonayso rugta buugta sida; buug ku qoran luuqaddaada waydii shaqaalaha. Buugta aad doonayso badanaa waa la soo gadaa ama waxaa laga dalbaa maktabado kale.

Booqo boga interneetka! Bogaan waxaad ka baaran kartaa buugta yaala maktabada waadna kaydsankartaa si aan lagaaga amaahan. Waxaa kaloo ka arki kartaa buugta aad amaahatay ama hadii aad buug hore u amaahatay waqtiga amaahda ayaad ka dheeraysankartaa iwm:

Waqtiyada ay maktabadu furantahay waa sidan, Tullslätten 4:

Isniin : 9-20
Talaado: 9-20
Arbaco: 9-20
Khamiis: 10-20
Jimce: 9-18
Sabti: 11-15
Axad: 12-16

1/5 – 31/8

Isniin : 9-19
Talaado: 9-19
Arbaco: 9-19
Khamiis: 10-19
Jimce: 9-18
Sabti: 11-15
Axad: -

Sidan granskad 2014-04-14

Huvudbibliotek

Låneexpedition 0480-45 06 37
Information 0480-45 06 30
Tullslätten 4
Box 610, 391 26 KALMAR
Fax: 0480-45 06 32
E-post: Detta är en e-postlänk som visas som en bild. För att kunna läsa länken måste javascript vara aktiverat i webbläsaren. Detta görs av säkerhetsskäl för att minska antalet skräppostmeddelanden som skickas till Kalmar kommun.
Visa på karta

Öppettider:

september-april
måndag-onsdag 09:00-20:00
torsdag 10:00-20:00
fredag: 09:00-18:00
lördag: 11:00-16:00
söndag: 12:00-16:00

maj-augusti
måndag-onsdag 09:00-19:00
torsdag 10:00-19:00
fredag 09:00-18:00
lördag 11:00-15:00

Ändrade öppettider i samband med påsk
Skärtorsdag 17 april 10:00-18:00
Långfredagen stängt
Påskafton stängt
Påskdagen stängt
Annandag påsk stängt

Ändrade öppettider i samband med Valborg
Valborgsmässoafton 09:00-15:00
Första maj stängt

Bibliotekschef
Suzanne Hammargren
Tel: 0480-45 06 35


Mer information:

Observera att alla dokument och externa länkar öppnas i ett nytt fönster.

Kalmar kommun, Box 611, 391 26 Kalmar. Kontaktcenter 0480-45 00 00, fax. 0480-45 00 47, Detta är en e-postlänk som visas som en bild. För att kunna läsa länken måste javascript vara aktiverat i webbläsaren. Detta görs av säkerhetsskäl för att minska antalet skräppostmeddelanden som skickas till Kalmar kommun.